Masuul katirsan maamulka gobolka Banaadir oo ka badbaaday Weerar lagu dili lahaa

Waxaa saakay bambaanooyin lagu weeraray guri uu degmada Dharkeenley gaar ahaan   xaafadda Xasan Jiis ka deganaa C/llaahi Xasan Afrax (Shaarkey) oo ah guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada ee degmada Dharkiinley. Rag loo maleenayo in ay katirsan yihiin Al Shabaab ayaa saakay labo bambo gacmeed ku tuuray guriga uu degnaa guddoomiye kuxigeenka arrimaha bulshada Dharkeenley, … Continue reading Masuul katirsan maamulka gobolka Banaadir oo ka badbaaday Weerar lagu dili lahaa